5.00
(2 Ratings)

Mobile Video Editing (Capcut)

What Will You Learn?

  • Koorsadaan waxaad ku baran doonta sidaad ku noqon karto content creator dhamaystiran, Haddii aad dhamaysato kooraskaan waxaan noqon doontaa qof waxbadan ka yaqaana xirfadahaan soo socda:
  • Sida Loo Noqdo Youtuber.
  • Sida loo dhisoo Youtube Channel Guuleeysta.
  • Sida loo diyaariyo muuqaalada Youtube-ka.
  • Sida Dadka loogu soo jiito muuqaladada inay wada daawadan.
  • Sida Codka Loo duubi, muuqalada Youtube-ka.
  • Sidaa Loo Edite gareeyo muuqalada Youtube-ka.
  • Sida loo isticmaalo Software Premier Pro.
  • Sida loo isticmaalo Application ka Capcut.
  • Kooraskaan xoogiisa waxaad ku baran doonta sida ku noqon lahayd Youtuber dhamaystiran oo diyaarsan kara muuqaladiisa, edite garaysan kara muuqaladiisa, yaqaana Adobe Premier Pro & Capcut sidoo kale yaqaana oo faham fiican ka haysta Youtube ka iyo sida uu ushaqeeyo.
  • Hadii aad koorsan dhamaysato sida saxda ahna u fulisoo waxaad ku baratay hubaal waxaad noqonaysaa qof markii uu furto kanaalkiisa Youtube-ka horay ka hela views iyo dad badan oo kusoo xirma, iyadoo ay ka saacidi doonto aqoonta aad u leedahay Youtube-ka.
  • Youtube-ka intaadan bilaabin waxaa wanaagsan inaad barato oo aad faham fiican ka hesho siduu u shaqeeyo, sida views-ka loo helo, sida subscribers badan loo helo, sida dadka losoo jiito adigoo intaas ka dhisan haddaad gasho hubaal waxaad ku noqon doonta Youtuber meel fiican gaaro mudo yar gudaheed.
  • Waxaa kooraskaan ku bari doona macalimiin khibrad u leh aqoonta ay ku baraayan oo soo dhisay Youtube channels badan oo isku dar ku xiranyihiin ilaa 500k subscribers ah, lana soo shaqeeyay kanaalo badan oo aad daawato inbadan.
  • Haddii aad rabtoo inaad noqoto Video Editor kooraskaan wuu ku anfici doona waxaadna kusoo bixi doonta qof faham fiican ka haysta kuna shaqeysan kara editing-ka haddii aad xooga saarto casharadana aad practice badan sameeyso.
  • FG: Waxwalba oo kugu adkaada waxaa toos ku caawin doona maclinka kooraska bixinaaya oo marwalba diyaar ku ah.

Course Content

Mobile Video Editing (Capcut)

  • 1. Hordhaca Koorsada
    00:37
  • 2. Soo dejinta Application-ka.
    04:34
  • 3. Sidee loo Jarjaraa Muuqaalada.
    02:54
  • 4. Sidee Muuqaalkaga loogu daraa Muuqaalo dulsaar ah.
    04:47
  • 5. Sidee Qoraalo loogu daraa Muuqaalka.
    03:52
  • 6. Sidee Muuqaalaada loo saara Transitions.
    02:53
  • 7. Sidee Muuqaalaada loo saara Effects.
    02:41
  • 8. Sidee Muuqaalka loogu daraa Audio ama Background Music.
    03:28
  • 9. Sidee loo Hagaajiyaa Color-ka Muuqaalka.
    03:10
  • 10. Sidee muuqaalka loo Export-gareeya.
    01:46
  • 11. Conclusion
    00:60

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 2 Ratings
5
2 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
Maasha allah waan dhamystay wlibana laba marbaan ku ceshaday waad ku mahdsantahy ustaad guulayso
Waa courses run ahaantii loo diyaariyay qaab professional ah

Want to receive push notifications for all major on-site activities?

✕