Haddii aad horay iskugu dayday inaad ogaato ama baartay in badan sida lacag looga sameeyo internet-ka, markaan waa inaad tixgelisaa oo aad sameeysataa kanaalka YouTube.
Tag: make money online
Lacag ka Samee Youtube Adigoon Wajigaaga Muujin
Ma ogtahay inaad Youtube lacag ka sameeyn karto adigoon wajigaaga muujin, qasab maahan inaad camerada kasoo muuqataa waxaad si fudud lacag kaga sameeyn kartaa Youtube adigoon wax muuqala kasoo muuqan.
5 Website aad lacag kaga sameeyn karto Internet ka.
Ma ogtahay inaad lacag ka samayn karto internetka? dhab ahaantii Haa taasi waa sax, oo waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa kombuyuutar ama telefoon leh internet fiican.
Sidee lacag looga sameeyaa Internet ka adigoo gurigaaga jooga?
Ma rabtaa inaad lacag ka samayso Internet ka adigoo gurigaaga jooga? laakiin ma fahmi la’dahay meesha aad ka bilaabi lahayd?